Weerar Khasaaro geestay oo ka dhacay magaalada Hague (Daawo Sawirada)

Nin toorey ku hubeesnaa ayaa weerar ku qaaday goob mashquul badan oo kutaala magaalada The Hague ee dalka Holland, waxaana weerarkan ka dhashay cabsi lasoo daristay dadka kunool magaalada. Booliiska ayaa sheegay in nin aan wali la aqoonsan uu ka dambeeyay weerarkan tooreyda loo adeegsaday, waxa ayna shaaciyeen in sadex qof oo weerarka ku dhaawacantay loola … Continue reading Weerar Khasaaro geestay oo ka dhacay magaalada Hague (Daawo Sawirada)